Masjid Taariikhi ah oo lagu bur buriyay Gobolka Amxaarada iyo Muslimiinta oo ka carootay

Dagaalyahano katirsan Jabhadda Xoraynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa lagu eedeeyay in ay bur buriyeen masaajid taariikhi ah oo kuyaala magaalada Zarema, ee waqooyiga Gondar ee gobolka Amxaarada. Waxaa sidoo kale lagu eedeeyay dagaalyahanada daacada u ah Jabhada TPLF in ay laayeen arday wax ka dhiganaysay madaraso lagu barto diinta Islaamka oo kutaala gobolka Amxaarada ee … Continue reading Masjid Taariikhi ah oo lagu bur buriyay Gobolka Amxaarada iyo Muslimiinta oo ka carootay